Maxay yihiin Caqabadaha Heysta Carruurta aan waxbarashada aadin.

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka wasarada waxbarshada Dowladda Goboleedka KGS Ibaraahim Aadan Najax oo Qabtey Shir Jaraa’id ayaa waxaa uu ka hadley in ay muhiim tahay in la ogaada sababaha keentey in caruurta qaar aysan aadin xaruumo waxbarasho iyo Caqabadaha ku gadaaman.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here