Maxay Tahay Sababta La Yaabka Leh Ee Uu Mohamed Salah Uga Tagi Karo Liverpool.

0
244

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa kashifay in ay jirto hal sabab oo uu Mohamed Salah Uga Tagi Karo kooxda Liverpool.

Tababaraha Liverpool ayaa ku qasbanaaday in uu ka hadlo shakiga ku jira mustaqbalka xiddiga kadib markii uu xiddiga reer Masar Albaabka u furay kooxaha Barcelona iyo Real Madrid.

Jurgen KLopp oo kaftamaya ayaa yidhi”Hal sabab ee uu Mohamed Salah uga tagi karo Liverpool ayaa ah cimilada”.

“Ma jirto sabab kale oo uu uga tagi karo Liverpool sababta oo ah waa koox ka mid ah kooxaha ugu fiican adduunka”Ayuu Klopp yidhi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here