Maxay tahay Qatarta ay Leedahay isticmaalka Sharoobooyinka ay joojisay Hey’adda Caafimaadka Aduunka Ee WHO .

0
179

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhowaan ayaa Hay’adda Caafimaadka Aduunka waxey soo saartey Dignin ku Sabsan in aan la isticmaalin qaar kamid ah Sharoobooyinka la siiyo caruurta waxaana aan wax ka weydiiney kuwa ay yihin sharoobooyinkaasi iyo sababta loo isticmaali jirey Dr Hussen Nuur Xasan oo ka Mid ah Dhaqaatiirta Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here