Maxay tahay Muhiimada ay Dhalinyarada u leedahay Barashada Tiknoolajiyada.

0
268

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxa aan la diidi karin in maanta tiknoolojiyaddu xukunto amma ay saamayn aad u weyn ku leedahay shirkadaha aduunka ugu waawayn iyo kuwa ugu yar yarba.Barashada Computerka hadii aadan baran waxay kaa hor istaagaysaa shaqooyin aad u badan iyo qeyb ka mid ah in waxbarashadaada ay noqoto mid wax weyn ka dhiman.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here