Maxay Tahay Faa’idooyinka uu u leeyahay in La Talaalo Carruurta Marka ay yar yihiin?

0
246

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay Waxaa Ku Yaala Goobo Kala Duwan ee Lagu Tilaalo Carruurta laga keena Magaalada iyo Tuulooyinka hoos yimaadabada.

Talaalada la siiya carruurta xiliga ay yar yaryihiin waxey ka caawiyaan xanuuno kala duwan oo naftooda saameyn ku yeelan laheyd.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here