Maxay tahay Faaidada Bulshada Ama dalkeena Uu uleeyahay Saadaasha Hawada.

0
375

Maamulka degmada xudur ee xarunta gobolka bakool oo Lagu Wareejiyey qalab oo ah mashruuc lagu dar dar galinaayo Sidii xaafadaha magaalada xudur biyo loo gaarsiin lahaa

Degmada xudur ayaa waxaa ay ka mid tahay magaalooyinka uga Ceelasha badan hase yeeshee kuwaasi waxaa ay yihin ceel Gacmeedyo Lagu soo darsanaayo wadaan sidaas ay tahayna Magaalada ayaa waxaa ka Jiro biyo yeri

Warkan waxaa inoo haysa Bishaar Mayow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here