Baydhabo(Radio Arlaadi)-Bisha Ramadaan Ayaa Leh Fadaail Badan Waxaa Lasocda Arkaano Waajib ah ku Ansaxa Soonka iyo Kuwa Sunnah Fadaaisha Kuu Zaaida Hadaba Zakaatul Fidriga Yay ku waajibtaa Maxay Faaida ah ayay Leedahay in La bixiyo Zakaatul Fidriga Waxaa Sharaxaya Sheekh Hassan Abdullahi Sheekh Gaab.
Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade