Maxay tahay Dhibaatada uu Bulshada ku hayo Cudurka Qabatiinka iyo Sida Loo Daaweyn karo.

0
276

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cudurka qalalka wuxuu hayaa dad badan oo Soomaaliyeed, kuwaasoo ku jira da’o kala duwan. Cudurkaas ayaa ah mid dadka qaba ugu soo booda si kedis ah, oo marka oo qofka ka fuqo uu haddana iska soconayo, inkastoo laga dareemayo culeyska bulshada

Dr. cabadiqadir cabadi xasan oo ah dhaqtar Soomaaliyeed oo ku taqasusay cudurada Neerfaha   aya sharxadsaabsan cudurka Qalalka ugu war bixiyey radiyo Arlaadi  cudurka qalalka  inta badan oo ka dhaca maskaxada.

Warbixintan Waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here