Maxay tahay Caqabadaha Heysta Beeralayda in ay Hormariyaan Beerahooda

0
246

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Beeralayda ayaa ah waa kuwa Maanta Heysata Xaalado adag Fursadaha Soomarana si beerdara ah uga tagaan maadama haysnin dhiirigilin taageero iyo Talloyin Laxariira Hormarinta Beeralayda Hada waxaa lagali doona Xili roobaadka Goga maxay u baahan yihiin Beeralayda dankoodana waxa laga rabo Maxay tahay Gudomiyaha Maamulka iyo Maliyada Jaamacada ZamZam Yacquub Isaaq Xusein Ayaan weydinay maadama Jamacada ay wado Baaritaano arimahaasi laxariiri.

Maxay tahay Caqabadaha Heysata Beeralayda inay Hormariyaan Beerahooda taniyo Burburkii Dalka Maadama Dadka Beeralayda ay yihiin dadka ugu liita Nolosha dadka qaar ayaa ah Baracayaal kasoo cararay Beerahooda kadib markii dhibaatin fara badan soo food saartay.waxaa kawaramaya Gudomiyaha Maamulka iyo Maliyada Jaamacada ZamZam Yacquub Isaaq Xusein o kamid ah Jaamacadaha xooga saara Arimaha Beeralayda.

Warbixintan Waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here