Maxay tahay Caqabadaha ay la kulmaan Haweenka marka ay rabaan in ay Siyaasada Ku biiraan.?

0
163

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa soo badanaya Haweenka ka qayb qaata Siyaasadda iyo Horumarka, waxayna kaalin mug leh kaga jiraan dhinacyo badan oo Bulshadeena ah, marka loo eego sida Waxabarashada Ganacsiga iyo dib u dhiska dalka.

Si aan Wax badan uga ogaano fahamkooda iyo waxa ay ka Aaminsan yihiin ka qeyb galka siyaasada ayaa waxaa waraasiye la yeeylanay Gudoomiye kuxigeenka Southwest wamen developed and Human Raights Mulki Ibraahim Ahmed waxayna  sheegtay dhibatada ay u marayaan marka ay rabaan siyaasada in ay ku biiraan dumarka

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here