Maxay tahay Caqabadaha ay la kulmaan Haweenka macalimiinta Ee Baladweyne?

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Aqoontu waa sheyga qaabeeya ilbaxnimada aadanaha, macallinkuna guud ahaan waa abuurka aqoonta, gabdhaha macallimiint ahna kuma sii jiraan oo kaalin muhiim ah ayay bulshada ka yihiin.

Guud ahaan waxbarashada dalka waxaa aad u yar haweenka wax dhiga ee macallimiinta ah, balse sanooyinkii la soo dhaafay waxaa kordhay haween badan oo ku dhiiraday inay macalimiin ka noqdaan iskuullada ku yaalla magaalada Baladweyne.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here