Maxay Gabdhaha uga dhigan tahay Barashada Culuumta Seyniska,iyadoo maanta loo dabaal degayo maalinta caalamiga ee Haweenka iyo Gabdhaha Seyniska.

0
280

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Sanad Weliba 11ka Febraayo waxaa si weyn loo xusaa maalinta caalamiga ee haweenka iyo gabdhaha seyniska islamarkaasina lagu dhiiragelineyo ka wada qeybqaadashada seyniska haweenka.bulshooyinka caalamka ayaa waxey sanadihii dambe ku howlanaayeen sidii gabdhaha loogu dhiiragelin lahaa culuumta seyniska, hadaba Maxey uga dhigan tahay maalintan gabdhaha ku nool magaalda baydhabo ee xaruunta gobalka baay.

Warbixintan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here