Maxay Faa,iido ah U Leedahay Hooyada Uurka leh Talaalka La qaato Xilliyada Uurka?

0
842

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Hooyadu uurka leh waxa ay u gudbin kartaa xanuunada ku dhaca ilmaha aysido, markaa hadii ay talaal qaadato ma ahan in ayadu nolosheeda kali ah ka taxadirtay laakiin waxa ay badbaadisay oo kale ubadkii ay siday. Talaaku waxa uu ka caawin karaa hooyada iyo uur-ku-jiraha joojinta cudurada laga hortagi karo.

Hooyada uurka leh ee talaalka qaadata waxa uu difaaca siiyaa awood uu ku aqoonsan karo marka uu caabuqu jirka soo galo xilga ay qaadato iyo ilaa waqti kooban.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here