Maxaa Sababa Cudurka Dhiikarka?

0
344

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Marka laga hadlaayo caalamka ama wadamada qaarada Afirka waxaa inta badan bulshadeeda ay yihiin kuwa u geeriyooda cudurada faafa, umul raaca Hooyada iyo nafaqadarada waxaana hadeertaan ku soo korartey cudurada aan faafin oo uu ka mid yaha cudurka dhiikarka kaasi oo bulshada iqaar la il daranyihin.

Dhaqatar Cabdiraxmaan Cali oo ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgasha Degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa xili uu raadiyow Arlaadi Wareysi siinayey waxaa aan wax ka weydiiney waxyaabaha keena cudurka dhiikarka iyo dhibaatooyinka laga dhaxlo cudurka.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here