Masuuliyiin ka Tirsan Koonfur Galbeed oo Ku Baaqey in Wax Laga Qabto Abaaraha ka Jira Gobolka Bakool.

0
230

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xildhibaan Xasan Aadan Cali ( Gardhuub ) Oo Kamid Ah Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo shir Jaraa’id Ku Qabrtey Magaalada Baydhabo Ayaa Siweyn Uga Hadlay Abaaraha Iyo Biyo Yarida Saameynta Ku Yeelatey Dadka Iyo Duunyada Ee Ku Nool Qeybo Kamid ah Gobolka Bakool.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here