Masuuliyiin ka tirsan KG Oo Xariga ka jaray Waddo Muhiim u ah isu socodka Bulshada Magaalada Baydhabo.

0
222

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wadooyinkaan Xariga Laga jaray ayaa waxa ay yihiin kuwa isku xiriiriya Xaafadaha qaar ee Magaalada Baydhabo, Mas,uuliyiin Ka tirsan Golaha Wasiirada KG Maamulka Gobolka Baay Iyo Kan Degmada Baydhabo ayaa waxa ay si wadajir ah Xariga uga jareen Wadooyinkaas Muhiimka ah oo dib u dayactir balaaran lagu sameeyay,Kuwaasi oo ay wax weyn ka tareyso isku socodka Dadka iyo Gaadiidka iyo Ganacsiga.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here