Masuuliyiin ka tirsan KG oo kormeeray xaruun lagu sameynaayo Maaskalka Afka lagu xirto oo looga hortago Cudurka Covid19.

0
338

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Madaxdaan ka socotay Dowlad Gobaleedka KG ayaa Kormeerkaan ku tagay Xaruun Lagu soo saarayo Face masska Afaka lagu Xirto oo loogu tala galay in loogu Hortago Cudurka Corona Virus waxaan soo saaraya Dumar loo tababaray in agabkaan lagula dagaalamo.

Warkan Waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here