Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo kormeer ku tegay xarunta tababarka xirfadaha Prof Cadow Gaalkacyo.

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Saraakiishan ka socotey Dowladaha Norway iyo Jarmalka ayaa kormeer ku tegay Xarunta Tababarka Xirfadaha Prof Cadow ee Magaalada Gaalkacyo,waxaana horkacaayey Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayagoo soo indha indheeyey boqolaal dhlinyaro oo halkaasi ku baranaya Xirfado kala duwan loogu tala galay in ay ka shaqeystaan.

Wafdiga ayaa inta ay halkaasi ku sugnaayeen kulan la qaateen Maamulka Galmudug kaasi oo looga hadlaayey sidii loo dardar gelin lahaa Horumarinta Xirfadaha dhalinyarada Deegaanada Maamulkaasi iyo in laga shaqeeyo Mashaariicda muhimka u ah Bulshada danyarta ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here