Baydhabo(Radio Arlaadi)- Masuuliyiintan isugu jiray Xilibaano Wasiiro iyo Maamulka Degmada Buur-Hakaba waxay kormeer Ku sameeyeen Isbitaalka Ku Yaala Degmadaasi ayagoo u kuur galaya Xaalada dhabta ah ee Ka jirta Isbitaalka Baahiyaadka ugu weyn uu qabo si Taageero loo gaarsiiyo.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade