Masjidka Muuse Boqor Magaalada Muqdisho Oo dib u dhis lagu sameynayo

0
25

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Burburin lagu bilaabey Masjidka Facweyn ee Masjidka Muuse Boqor oo ku yaala degmada waabare ee Gobolka Banaadir kaas oo la rabo in si Casri ah loo dhiso.

Masjidka Facweyn ee Masjidka Muuse Boqor ayaana la dhagax dhigey si loo Bilaabo dib udhiska Masjidka.

Warkung waliba nig haaye Abdirahmaan Mahamed Ahmed Odey 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here