Masjid Laga Dhisey Xaafadda Faanoole Magaalada Kismaayo Oo Xarigga Laga jaray.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Jubaland ayaa Xariga ka jarey masaajidka Muscab ibu Cumeyr oo laga Hirgaliyey Xaafada faanoole ee Degmada Kismaayo

munaasabada Furitaanka Masjidka ayaa waxaa ka qeybglay Culimada Degmada iyo Marti Sharaf kale , qaar ka mid ah Culimada oo ka hadashey Furitaanka Masjidka ayaa waxaa ay U mahadceliyeena una duceeyeen Qofkasta oo Gacan ka geystey Dhismaha Masjidka Muscab ibnu Cumeyr.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here