Masjid Cusub Oo Laga Hirgeliyey Xaafada Madiina Degmada Buuloburde

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabada Balaran lagu dafuray masjiid cusub oo dhawaan lagu hirgeliyay Xaafada madiina Laanta 2aad Ee Degmada Buuloburte Gobolka Hiiraan oo lagu qabtay gudaha masajiidka waxaa masajiidkas looga magaca darey Masjid Uma Faaduma barow adan Allah u naxariisto ayaa waxa ka soo qeyb galay Culmada iyo bulushada iyo caruurta ay dhashay maamo faadimo oo aya sadaqadan ay u bixiyeen

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here