Masjid Cusub Oo Laga dhagax dhigay Xaafada Wadajir Magaalada Baydhabo.

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa magaalada Baydhabo ku soo badanaya dhismooyinka masaajidyada ayidoo xaafadaha qaar ee magalada ay yeeleneyaan masaajidyo cusub maadaama bulshada xaafadaha ay badanayaan si looga Cibaadeysto waqti walba.

Xaafada wadajir ee magalada baydhabo ayaa waxaa lagu dhegax dhigey masjid cusub kaasi oo uu ka mid noqan doona masjidyada xaafda waxaa munaasbada dhegax dhigiisa ka soo qeyb galey madaxada madarasada Al waalideyn oo hormuud ka aheyd aas aaska masjidka, Bixiseyna dhulka lagu dhisayo masjidka ,culimaa,udiin iyo qeybaha kala duwn ee bulshada xaafada wadajir.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here