Mashruuca U Adkeysiga iyo La qabsiga isbedelka Cimilada Oo Laga Dahfurey Kismaayo.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda degaanka iyo isbedelka cimilada Jubbaland ayaa dah-furtay mashruuca u adkeysiga iyo laqabsiga isbedelka cimilada kaasi xoogga lagu saari doono dhireynta ololaha geedaha si ay door muhiim ah uga qataan bilicda magaalada iyo sugnaanta bay’ada.

Furitaanka mashruucaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiir ku xigeenka wasaaradda degaanka, xubno ka socday golaha wakiilada Jubbaland, mas’uulinta haweenka degmada iyo mas’uulin ka oo matalaayay maamulka gobolka jubada hoose.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here