Mashruuca tayaynta calafka xoolaha Gobolka Sanaag Oo xariga laga jarey

0
143

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Muuse iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaannada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga Somailand Dr Axmed Cali Maax ayaa si wada jira xariga uga jaray Mashruuca weyn ee tayaynta calafka xoolaha ee Gobolka Sanaag.

Waxa ka qeyb galay madasha xarig jarka mas’uuliyiinta Gobolka Sanaag iyo qaar kamid ah mas’uuliyiinta wasaarada Xanaannada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga Somailand iyo marti Sharaf kale

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here