Baydhabo(Radio Arlaadi)- Magaalada Muqdisho waxaa lagu daahfuray Barnaamijka ay iska kaashanayeen Wasaarada Tamarta iyo Biyaha, World Bank iyo IBS Bank,kaasi oo hadlayay sidii cadceeda tamarta koronto looga dhalin lahaa.
Barnaamijkaan ayaa lagu soo bandhigay sida ay dadka Soomaaliyeed uga Faa’ideysan karaa Tamarta Solar-ka Ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka socoto Dawalda Soomaliya iyo ganacsato.
Warkan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan