Mashruuca Kobciye Horumarinta Beeraleyda Oo Lagu soo bandhigay Garowe.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasbadaan lagu soo bandhigaayey wax qabadka mashruuca kobciye ee hormarinta beeraha iyo sugnaanta Cuntada waxaa ka qeyb galey Madaxweyna ku xigeenka dowlada goboleedka puntalan Xubno ka tirsan golaha wasiirada maamulka degmada garoowe beeraleyda ka faa’ideystey iyo marti sharaf kale.

Mashrucuan oo socodey mudo sanad ah ayaa waxaa lagu kala qabtey qeyb oo ka mid ah degmada garoowe ayigoo ka faaideystey beeraleyda degaanada puntaland.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here