Mashruuca Horumarinta Dadka Barakacayaasha Oo Boosaaso Lagu Dah-furey

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Boosaaso Ee Gobolka Barri ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa lagu Dah-furay Mashruuca Saameynta oo ah Mashurac wax badan looga qaban doono nolosha dadka Barakacayaasha ee kunool Bosaaso, gaar ahaan kor u qaadida iyo Xal u helida Barakacayasha,Furitaanka ayaa waxa kasoo qeyb galay Maamulka Magaalada Odiyaasha iyo Hay’adaha u dooda Xuquuqda Barakacayasha.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here