Mashruuca Horumarinta Arrimaha Nabadda iyo xasiloonida Oo laga dahfuray Dhoobley.

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha magaalada Dhoobley mudane Xasan Cabdi Xaashi ayaa dahfuray mashruuc loogu tala galay in haweenka lagu baro nabadda iyo ka hortagidda khilaafyada.

Mashruucaan oo ah mid horumar u ah degaanka ayaa waxaa ugu horeenti ka hadlay Gudoomiyaha magaalada Dhoobley mudane Xasan Cabdi Xaashi, wuxuuna sheegay in ka maamul ahaan ay soo dhaweynayaan mashruucaan isla markaasi ay diyaar u yihiin wixii ka maamul ahaan looga baahan yahay.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here