Mashruuca Dhisida adkeysiga Bulshada nugul KG Oo Baydhabo Lagu Dah-furey.

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashruucan oo ah Wajiga 3-aad Dhisida adkeysiga Bulshooyinka nugul ee ku nool Deegaanada KG ayaa Dahafuray Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha KG waxaana ka soo qeyb galay Wasiirada Wasaaradaha Xanaanada xoolaha Beeraha Tamarta, Kheyraadka Biyaha iyo Madaxa Hay’ada NRC

Mashruucaan ayaa inta uu socdo waxaa ka faaideysan doonta Beerlayda Xoola dhaqatada iyo sidii Bulshada Nugul loo taageeri lahaa si loo yareeyo Barakacayaal Cusub in ay abuurmaan waxaana laga Fulin doonaa ilaa Sideed Degma oo ka tirsan KG.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here