Mashruuca Daryeelka Xoolaha Soomaaliland Oo laga Hirgaliyay Deegaanka Balan baal

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashruucan ayaa loogu gol leeyahay sidii Xoolaha ku nool Deegaanka Balan baal u heli lahaayeen daryeel isugu jira Caafimaadka Calaf wanaagsan iyo ilaalinta daryeelka guud noloshooda waxaana Mashruucan maalgelinaya Hey’adda FAO

Munaasabada lagu dahfuraayey ayaa waxaa Goobjoog ahaa madaxda Soomaaliland Kuwa FAO iyo qeybaha kala duwan Bulshada Xoola dhaqatada Deegaanka Balan baal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here