Mashruuca Damal Caafimaad Oo Laga Dah-furey Magaalada Baydhabo

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mashruucan damal Caafimaad ayaa loogu talagaley in looga faa’iideeyo bulshada Koonfuur Galbeed si ay u helaan adeeg Caafimaad oo tayo leh oo lacag la’aan ah qeybna ka ah xoojinta adeeg bixinta ku saleysan xirmooyinka Caafimaadka Aas-aasiga ah.

Munaasabada Dahfurka ayaa waxaa ka soo qeyb Kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada DKGS Wasiiro Xilibaano Maamulka Gobolka kan Degmada Baydhabo iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here