Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kormeer ku tagay xarunta mashruuca weyn ee biyo galinta Magaalada Kismaayo ee deegaanka yoontooy oo In ka badan 30 sano ka hor ay dowladii dhexe ee dalka hirgalisay mashruucan iyadoo dib hada ay u howlgalinayso Wasaarada Tamarta iyo Biyaha Jubaland.
Madaxweynaha ayaa kormeeray Wajiga koobaad ee mashruucan oo hada la gaba gabeeyay iyadoo Wajiga labaad la gudo galay uuna qaadan doono mudo sanad ah in la soo gaba gabeeyo mashruuca oo dhan.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady