Mashruuca Barwaaqo Oo Laga Daah-furay Tuulada Shaftuu Degmada Kismaayo.

0
10

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland ayaa Tuulada Shaftuu ka daah-furtay Mashruuca Barwaaqo oo ay wasraada ugu talagashey in ka faa’ideysanayaan Beeralayda deegaankaasi

Wajiga labaad ee Mashruuca Barwaaqo ayaa Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland ugu talagahsey in beeraleyda lagu baro fahamka abuurka iyo tacbarashada beeraha

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here