Mashruuc Waxbarasho Bilaash ah laga Fulin doono Degmooyinka KG Oo Baydhabo Lagu Dah-Furey

0
121

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ku Dah-Furey Mashruuc Waxbarasho kor loogu qaadayo Tirada Ardayda Degmooyinka kala ah Qasaxdheere, Diinsoor, Berdaale iyo Waajid.

Degmooyinkaan ayaa ah kuwo aad u adag gaari taankooda, waxaana lagu tixgeliyay Baahiyaha gaarka ah ee ka jira dhinaca Waxbarashada, Mashruuca ayaa ah mid socon doona mudo 2 sano ah, waxaana la qorsheeyay in 10 kun oo Carruur Soomaaliyeed la Gaarsiiyo Waxbarasho.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here