Mashruuc Shaqo Abuur looga Sameynaayo Dadka Barakacayaasha Oo lagu Daahfurey Baydhabo.

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashruucan oo loogu magac daray ka soo ka bashada saameynta dadka barakacayaasha ama xalka waara kaasi oo lagu caawiyo dadka barakacayaasha ayaa shaqa abuur waxaa loogu sameeyay Qoysas barakacayaal oo ka kala socday Kaamamka Barwaaqo, Eediisii, Xanaano two iyo qaar ka mid ah bulshada xaafadaha Baydhabo, Waxaana Mashruucan shaqa abuurka ah maalgelisay Hay’adda Socdaalka IOM iyadoona fulineysay Hay’adda Riyado.

Munaasada Dahfurka Mashruuca ayaa ka soo qeyb galay Maamulka degmada Baydhabo, Agaasimaha wasaarada qorsheynta kg iyo madax ka kala socotay Labada Hay’adood.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here