Mashruuc Loogu tala galay Carruurta Agoonta Oo Laga daah furay Muqdisho.

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Qatar Charity ayaa magalada muqdisho ee caasamada dalka ku daah furtey mashrucu loogu tala galey in looga faa’iideeyo carruurta agoonta ee ku nool gudaha dalka kuwaasi oo tira ahaan gaaraaya 1050 agoon ah.

Qorshahaan ayaa ah mid kor looga qaadayo laguna garab istaagaya caruurta u baahan garab istaaga waana mashrucu dhameyastiran loogana tira galey carruurta aaba la’aanta ah ee gurmadka u baahan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here