Mashruuc lagu taakuleynayo Carruuta Agoonta Soomaaliyeed Oo Muqdisho lagu Daah-furey.

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Magaalada Muqdisho waxaa laga dahfurey mashruuc lagu taakuleeynayo laguna kafaala-qaadayo carruurta agoonta ah eek u dhaqan Soomaaliya

Musanaabada Mashruucaan lagu dahfuraayey ayaa waxaa joobjoog ka haa Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka, Wasiir dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS iyo Safiirka dalka Qatar u jooga Soomaaliya.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here