Mashruuc Lagu Horumarinayo Caafimaadka Bulshada Oo Laga Dah-furey Magaalada Burco

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mashruucaan loo yaqaano batter life ayaa daaranaa mashruuca Hooyada iyo Dhalaanka oo ka bilaabmi doono Degmooyinka Saylac iyo Borama kaasi oo mudo saddex sano ah shaqayn doona,Mashruucan oo sidoo kale abuuri doona shaqo abuur tababaro,iyo in si joogta ah loogu keeno daawooyin xanaanooyinka iyo cusbitaalada uu ka hawl gali doono mudada uu socdo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here