Mashruuc Lagu Horumarinayo Barakacayaasha Barwaaqo Oo Laga dhagax dhigey Baydhabo

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)labo Mashruuc oo ah balaarinta suuqa barwaaqo iyo dhul beereed wax ku soo saaran doonaan dadka barkacayaasha ku dhaqaan duleedka magalada baydhabo ayaa waxaa is ka kaashanaya wasarada Arimaha gudaha iyo dowalada hoose degmada baydhabo

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magalada Mudane Abdulahi Ali Watiin oo Dhagax dhigey Mashaaricdan ayaa ka hadlay suuqayada oo lagu hergallin doono duleedka magaalada baydhabo dadka danyrta ah iyo muhiimada ay u leeydahay mashruucayadan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here