Mashruuc Lagu Hirgalinayo Ceelbiyood iyo leyrarka cadceeda ku shaqeeya Oo Laga Bilaabay Deegaano ka tirsan Galgaduud.

0
40

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mashruuc Ceelbiyood iyo leyrarka cadceeda ku shaqeeya oo ay iska kaashanyaan Dowlad-Goboleedka Galmudug iyo Dowlada Fedraalka Soomaaliya oo ay sidookale Maalgelinayaan Midowga Yurub ayaa lagu Fulinaya Deegaano ka kala Tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Daah-Furka Mashruuca waxaa Goob Joog ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradaha Arimaha Gudaha Galmudug, Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha,Mida Howlaha Guud ee Galmudug iyo Masuuliyiin kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here