Mashruuc Ceelbiyood loogu qodayo Barakacayaasha Oo laga Dahfurey Garoowe.

0
36

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ceelbiyoodkan ayaa lagu wadaa in laga qodo kaamamka Shabeele iyo jawle ee Magaalada Garoowe si Bulshada Barakacayaasha ah ee halkaasi ku nool biyo u helaan kuwaas oo dhibaata ku qaba helitaanka biyo Nadiif ah oo ku filan iyo Guud ahaan Shacabka kale ee halkaasi degan

Fulinta Mashruuca qodista Ceelka ayaa waxaa gacanta ku heysa Hay’adda Wadaniga ah ee Hikma Charity Association oo kaashanaysa Hay,arda Al Najat Charity oo Dalka Kuwait laga leeyahay si loo Caawiyo Bulshadaas dhibaateysan

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here