Mashruuc biyo balaarin ah Oo Laga Bilaabay deegaanka Sh.Awaare gobolka Sallel.

0
153

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Amoud Foundation ayaa mashruuc biyo balaarin ah waxay ka bilowday deegaanka Sh.Awaare ee gobolka Sallel, waxaana biya gelin loo sameeyay dadka deegaanka oo horey Hay’aduu Ceelal ugu hirgelisay.

Munaasabada lagu dahfurayay biya gelinta ayaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha Gobalka Salal, xildhibaanada golaha deegaanka degmada Seylac iyo madax sare oo ka socotay Hay’adda Amoud Foundation.

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here