Masharuuca Horumarinta Dhismaha Nabadda iyo Dib-u heshiisiyiinta Bulshada KG Oo Baydhabo Lagu Dah-furey

0
94

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Shamso Maxamed Yarow ayaa Magaalada Baydhabo ku Daahfurtey Masharuuc kusaabsan Horumarinta Dhismaha Nabadda ee Dib-u heshiisiyiinta Bulshada Koonfur Galbeed ay Hogaamineyaan Haweenka .

Masharuucan 12-ka Bilood uu socon doono Waxaa laga Fulin doona Degmooyinka Koonfur Galbeed ay ka mid yihiin Baydhabo, Berdaale, Baraawe,iyo Xudur.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here