Mashaariic Lagu Horumarinayo Kaabayaasha dhaqaalaha Oo Baraawe Ka Bilowdey

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud iyo Dib-u-Dhiska Dowladda Koonfur Galbeed Daahir Abdi Cabdullahi oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda, Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose iyo kan Caasimada Baraawe ayaa kormeerey Mashaarici Dib udhis ah oo ka socoda Isbitaalka weyn Ee Degmada Baraawe iyo Wadada weyn ee Xiriirisa Garoonka Diyaaradaha iyo Magaalada

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here