Mashaariic ku saabsan dib u dhiska goobaha danta guud Oo Laga dhagax dhigey Degmada Hobyo.

0
77

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mashruucan Taabgelintiisa ayaa iska kaashanayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowalada goboleedka Galmudug islamarkan ay maalgelineyso Dowalada Norway kaas oo laga dhax dhigay degmada Hobyo

Mashruuca ayaa kor u qaadaya sidii dib u dhis loogu sameyn lahaa kaabayasha dhaqaalaha iyo goobaha danta guud.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here