Mashaariic kala duwan Oo laga dhagax dhigay Degmada Nasiye Gobolka Togdheer.

0
68

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha dagmada Nasiye ee gobolka Togdheer ayaa mashaariic kala duwan oo waxtar u leh dadka iyo deegaanka ka dhagax dhigay dagmadaasi

Ahmed Xirsi Maxamuud Gudoomiyaha dagmada Nasiye ee gobolka Togdheer ayaa sheegey in ay Degmada ka hirgaliyeen mashaariic ay ka midka yihiin Dhismaha Xarunta Hooyada Iyo Dhalaanka iyo dayactirka Xarunta Degmada

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here