Mashaariic Horumarineed Oo laga hirgeliyay Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera.

0
21

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maareeyaha Guud ee Haamaha Keydka Shidaalka Soomaaliland ayaa waxaa uu ka warbixiyey Sharaariic mashaariic Horumarineed oo laga hirgeliyey Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera

Wuxuu uu sheeegey Maareeyaha in Haamaha Shidaalka Berbera haatan lagu sameeyey Balaarin iyo Tayeyn ku saabsan dhanka keydinta Shidaalka.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here