Mashaariic Horumarineed Oo Laga dhagax dhigey Magaalada Baraawe.

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaaladaa Baraawe Gobolka Shabeellaha hoose ayeey Markale Nasiib u yeelatay Fulinta Mashaariicda Horumarineed ee adeegyada Bulshada xubno isugu jiraan wasiiro heer Federal iyo heer dowladka goboleed Koonfur Galbeed ayaa dhagax dhigan xarunta daryeelka TB-da iyo wado isku xiri doonta Magaalada iyo Garoonka Diyaaradaha Baraawe.

Waxaa dhagax dhigga mashaariicdaasi kasoo geyb galay wasiirada Waxbarashada ,Deeegaanka iyo wasiir ku xigeenka qorsheynta DFS iyo wasiirka Qorsheynta Koonfur Galbeed.

Warbyhingtung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here