Mashaariic Hormarineed Oo Laga Fuliyay Degmada Balanballe.

0
40

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Balanballe ee Gobolka Galguduud Ayaa waxaa laga fuliyay Mashaariic horumarineed,kuwaas oo qaar xarigga laga jaray halka kuwo cusubna la dhagax dhigay.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Qoorqoor ayaa degmada Balanballe ka dhexdhigay labo iskuul oo ay oo ay hirgalinayso Wasaraadda Waxbarashada Galmudug, Halka sidookale xarigga ka jaray Xarunta Agoonta Degmada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here